Markas Xaaji Shirwac

Markas Xaaji Shirwac

0.0 67.60MB 0 Free
Version 1.5.0 Updated 0001-01-01 Developer Jamhuriya Technology Solutions LLC

Description

Macalinku wuxu ku qaadi karaa attendanciga ardada , sido kale wuxu ku saaraya natiijada imtixaanadka

Macalinku wuxu ku qaadi karaa attendanciga ardada , sido kale wuxu ku saaraya natiijada imtixaanadka .

Waalidkana waxa uu si fudud u ogaan karaa xogta ubadkiisa sida in uu joogay iskuulka iyo inkale , natiijooyinka imtixaadka iyo lacag bixintiisa isga oo joogo gurigiisa ama goobtisa gancsi .

Ardayga ayaa heli doona dhamman xog walba oo isaga ku saabsan sida imtixaanadkiisa , xuduurkiisa , lacag bixntiisa , jadwalka imtixaanada iyo jadwalka xisooyinka .

Application-kaan waxaa develope gareeyay shirkada ICT-da ee Jamhuriya Technology Solution( Jtech ).
Category: () Version: 1.5.0 BundleId: so.jtech.markazshirwa Developer: Jamhuriya Technology Solutions LLC Updated: 0001-01-01

In-App Purchases

1 items 1 currencies
1 中国

Item

¥ 0 CNY